DHALINYARADA GOBALKA GEDO

FG: groupkan waxaa ka mamnuuc ah qabiil, shaqsiyaad in lagu aflagadeeyo. siyaasada in loogaga hadlo,
1:- groupkan waxa uu gogoldhig u yahay afkaar kala qaadashada iyo hormarinta tacliinta mid sare iyo hoose intaba , iyo bulshada gobalka GEDO ee somalia

2:- midaynta aqoonyahanada gobalka gudahiisa iyo dibadisa
3:- iskaashiga dhalanyarada gobalka iyo is dhexgalka gudaha iyo dibada