Welcome to All Somali Students In Nile River State

Pagekan Waxaa Loogu Talagalay Dhamaan Ardayda wax ka Barato Nile River State(Atbara,Berber,Damir,Darmaley) in ay ku xiriiraan meel kasta ay joogaan ayna isku dhaaf sadaan fikirkooda iyo aaraahdooda.

FG:
waxaa ka mamnuuc ah qabyaaladda caayda iyo wixii la mid ah.