i bar Luqadaada 2aad

Dhalinyarada Facebook-ga isticmaasho badankooda qof walba waxa u...u ku hadlaa laba luqadood ama 3, 4, 5, 6 luqadood. (masha Allah)

Marka Muhiimada iyo danta qolkaan loo sameeyay waxa ay tahay, Af-Soomaaligeena kadib, luqada labaad ee aad sida fiican u taqaanid in aad oga faa'iideesid aqyaarta qolkaan kujirta ee ubaahan in ay bartaan, ama luqada aad rabtid aqyaarta sida fiican u taqaano in aad ka baratid.

Luqado, Tarjumaad, Erayo, Videos sharaxaad ah, doodo Luqadeed, iwm ah bes ayuu qolka u furanyahay, ha lakala faa'iideesto, hana la is xishmeeyo.

Qabyaalad, Caay, wax qaawan iyo wax Diinta wax u dhimaayaba waa ka mamnuuc qolka, ileen adigana kuuma fiicno anagana nooma fiicno.

Soo dhawaada dhamaantiin, wax dadka u faa'iideey, ama wax faa'iideyso.

Ahmed Kadiye
the Admin