QOSOL

Welcome Qolka Qosolka waxan soo dhawaynayna dhamaan umada soomaliyeed in ay nagula qaatan moments kooda aad ka u fiican in ay nagula qoslaan hadey tahay sheeko ama photos lagu qoslo..... hadaba group ka waxa uu leeyahay sharci kaas oo ah" in lagu soo post gareeyo wax qosol leh oo kaliya bis wax kale in aan laso dhigayn hadaba hadaad is ku deydo in aad soo dhigto waxyaabo kale sida ( siyaasada, websites, cayda, sawiro qaawan ) waa mamnuuc......