QOLKA WALAALAHA AKHLAAQDA SUUBAN

allaah waxa u inagu amaanay inaynu nahay umada umdaha ugu wanaagsan sababtuna ay tahay waxaad is fartaan wanaaga xumaantana waad isku diidaan waa inaynu ku dadaalnaa sidii aynu u dhamaystiran lahay kaalinteena insha allaah