XARUNTA DACWADA ISLAAMKA

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته


,Ikhwatii fillaah bacda salaan
Ku soo dhawaada xarunteenan dacwadeed,
waxaad walaalahaaga kula wadaagi karta wax kasta oo dheef ugu jirto muslimiinta diin iyo aduunyaba, waxaana ka mamnuuc ah siyaasadaha, heesaha, sawirada iyo videoyada xun, wararka, iyo xayaysiinaha goobaha aan faa'idada lahayn.
Waxaan rajeenayaa inaynu shuruucda dhawrno, wanaagana kala faa'idaysano wajazakumullaah.
والسلام عليكم ورحمة الله وبركاته