Qolka somaliweyn online

Qolka Somaliweyn Online Dhamaan Kusoo Dhawaada Dhalinta Ama Shacbiga Somaliyeed
• Qolkaan Waxaad Uga Faaiideysan Kartan Ina Isku Baratan Ku Bashaashan Balse Waxaa Mamnuuc Ka Ah Caay Qabiil Iyo Wax Kastoo Lid Ku Ah Jiritanka Somaliweyn
• Group-kan Oo Noqon Doona Mid Isku Soo Dhaweeya Iskuna Keena Kumanaaanka-kun Ee Soomaaliyeed Oo Ku Kala Nool Dunida Daafaheeda, Haba Ugu Badnaadeen Guda Dalka Somalia Oo Aan Wax Aqoon Ah Isku Lahayn Loogana Gol Leeyahay Inay Dhalintu Isku Bartaan.
• Group-kan Oo Lagu Soo Bandhigi Doono Afkaaro Badan Oo Anfici Doonta Dalka Iyo Dadkaba Oo Runti. Wax Badan Loogaga Faa iideesan Doono.
• Group-kan Oo Lagaga Hadli Doono Fikrado Kala Duwan Ha Ugu Muhiimsanaato Sidii Loo Dabar Jari Lahaa Qabyaalada, Musuqmaasuqa Iyo Naceybka Ay Isku Qaadeen Dadka Walaalaha Ah Ee Soomaaliyeed.
• Group-kan Oo Lagu Daryeeli Doono Laguna Gordaadin Doono Marlabaad Calanka, Wadaninimada Iyo In Lagu Hor Mariyo Jamhuuriyada Soomaaliya.
• Group-kan Oo Aan Lagu Soo Bandhigi Doonin Wax Cay Ah, Ama Aanay Kasoo Qayb Gali Doonin Doodaha Iyo Fikradaha Qof Aan Somaliweyn Ahayn Oo Uu Balan Ku Qaadi Doono Group-kan Cidii Maamusha.
• Group-kan Oo Runtii Aqoonyahano, Wax Garad, Dhalinyaro Iyo Cuqaal Intaba Ay Kasoo Dhex Bixi Doonaan Oo Wax Waloo Wanaagsan Oo Ku Sabsan Somaliweyn Lagaga Wada Tashan Doono.
• Hadii Aan Nahay Maamulka Group-ka Somaliweyn Waxaan Somaliweyn Urajeneynaa Meel Kasto Oo Ay Caalamka Kaga Noolyihiin Guul, Nabad Iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin!!! Intaa Kadib CLICK LIKE ● ▬▬▬▬►★••★ Please Follow My List ★••★ https://www.facebook.com/lists/1394867290780714


http://www.facebook.com/Horyaalka.Dhalinyarada


http://www.facebook.com/pages/Waxaan-Ahay-Wadani/444915005555862