FAAFINTA DACWADA ISLAAMKA

UJEEDO:
Qofka Muslimka ahi waxa uu dareemayaa in cibaadadiisu ay nusqaamayso haddii aanu ku dadaalin xaqiijinta hadafka weyn ee illaahay (SW) u abuurtay, kaas oo ah in ay kalmada illaahay sarayso, Illaahay (SW) waxa uu inoo sheegay in uu dadka u abuuray in ay caabudaan Howlaha Muslimka oo dhami waxay noqonayaan cibaado
isagoo ku bixinaya u gargaarideeda wakhtigiisa, maalkiisa iyo dadaalkiisaba, taas oo aynu odhan karno nolosha ayay macno u samaysaa oo uu illaahayna ugu dhowaanayno, la'aanteedna noloshu wax dhadhan ah ma yeelanayso
somalidana maanta waxaa la odhankaraa (75%) waxay isticmaalan facebookga ilaa (10%) ayaa si saxa u isticmaala halka inta soo hadhay ay uga faa iidaystaan xumaan iyo dhaqan xumooyin aad u farabadan
WALALAYAAL HADABA UJEEDADA AAN BARKULANKAN U SAMAYNAY WAXAY TAHAY

1. IN AAN DACWADA ISLAAMKA ISKU BARAARUJINO

2.IN CILMIGA AAN KU KALA FAAIIDAYSANO MADAMA AYNU NAHAY DAD MUSLIMIINA OO DHALINYAR IYO DADWAAWAYNBA CILMI LEH

3. IN AAN AFKAARTA WANAAGSAN IS DHAAFSANO IYO WIXII WARARA EE ISLAAMKA KASOO KORDHA KANA WADA QAYB QAADANO DHAMAANTEEN

4. DHAQAN XUMOOYINKOO DHANA KAGA HORTAGNO

5.INAAN WALALAHEEN DHAMAANTOOD GAADHSIINO FARIINTAN KUNA SOO DARO BARKULANKAN


HAB DHAQANKA:

WALALYAAL WAXAA KA MAMNUUCA BARKULANKAN
1. WIXII MACNO DARO AH OO DHAN KANA MID YIHIIN
(A).KAFTAN AAN MACNO LAHAYN
(B).AFLAGAADO
(C).DHEEL DHEEL IYO
DHAQAN XUMO OO DHAN DHAMMAANTED SIDA SAWIRO AMA VEDIO KHARIBAN
(D) FARIIN CID GAARA AMA SHAKHSI LAGU DHALEECAYNAYO (WAANA DANBI ALLE KAALA XISAABTAMI DOONO)

2. WALALAYAAL IN AAN LA SOO GELIN DAD AAN AAN ISLAAM AHAYN ( TITLE AMA DEREJADAYDOONAAN ) HA LAHAADANE

3.IN AAN SIYAASADAHAN QARIBMAY WAX KU LUG LEH LAGU SOO DARIN SIFADAY DOONAN HALAHADANE

4.IN VEDIO AMA SAWIRO LA XIDHIIDHA (FILMO) LA MATALAY AMA SHAKIBA KUJIRO AAN LA SOO GELIN

5.WALALYAAL IN LAHUBIYO MAGACA AAD ISTICMALAYSO IYO SAWIRKA PROFILKAGUBA INAY SHAREECADA DIINTEENA ISLAAMNIMADA WAAFAQSANYIHIIN

Bararujin
WALAYAL WAXAYNU OGAANAYNAA
1 .IN AAD ISKU DARI KARTID , DADKALENA KUSOO DARI KARTO
2 . FARIIMAHA ,COMMENTISKA , SAWIRADA ,IYO WAXYAABAHA KALE OO DHAN OO KU KOOBAN (MUXAADAROOYIN ,AXAADIIS, QUR’AAN TAARIIKHDA MUSLIMIINTA ,IYO BARNAAMIJYO DIINIYA) WAADKAGA QAYB QAADAN KARTAA SI FURAN (OPEN) INSHA ALLAH

FIIRO GAAR AH
Walayaal hadii aad (rabto amaba u baahato) inaad walaleheen ku soo darto sida ugu fudud eed ugu soo darayso wllaheen waxaad samaynaysaa kolka hore (faafinta dacwada islaamka ) ayaad gelaysa deetana memberiska tiradooda waxaa ka hoosaya (+add peaple to the group) halkas ku qor magacyada asxaabta insha allah
Walaalayaal qolkeenu runtii xawlibuu ku socdaa marka loo eego dadka ku soo biiraya waxaanan rajaynaynaa inuu inay ku soo biiraan dhaamaan muslimiinta aduunka gaar ahaan umada somaliyeed
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم"المؤمن الكيس الفطن"
Rasuulka Alle,nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee,waxa uu yidhi: Muuminku waa ka fariidka ah ee maskaxda furan.

Qofka Muslinka ah isagoo adeegsanaya garashada Alle siiyey,ayuu ka fekeraa waxa ku xeeran ee kala geddisan,oo dareemaa awoodda Alle iyo caajaa´ibta Kownkan:

WALAYAAL ALLE KHAYRKA HAYNAGARANSIIYO KUWA MAALINKA QIIYAME LOO DANBI DHAAFANA HAYNAGA YEELO DADAALKOODANA JANO (FARDOWZ)KU HELLA INSHA ALLAH AAMIIN AAMIN AAAMIN