Dawlada cusub ee somaliland qasaare iyo waxtar maxay keentay

walaalayaal hadaal danaynaysaan inaad ka faalootaan siyaasada iyo xaaladaha dalku marayo ku soo dhawaada ururkan public ah,

oo lagu falaanqayn doono arimaha siyaasada somaliland( somaliland political anylyst).